Ku Xidhnow Khayraadka Baahiyaha Aasaasiga ah

Marka qoysasku ay awoodaan inay daboolaan baahiyaha aasaasiga ah sida cuntada, guriyeynta, iyo daryeelka caafimaadka, waalidiinta iyo daryeelayaasha kale waxay la kulmaan diiqad yar, taas oo u oggolaanaysa inay bixiyaan taageerada carruurtoodu u baahan yihiin si ay u koraan caafimaad qaba, qaangaar ah. Kooxdayadu waxay kaa caawin doontaa inaad hesho, wax ka barato, oo aad codsato agabka bulshada iyo barnaamijyada muhiimka ah si loo daboolo baahiyahaaga aasaasiga ah.

Finding the right support is hard. We make it easier.

Hadday tahay khadka internetka ama taleefanka, waxaan kugu xiri karnaa agabyada aad u baahan tahay, markaad u baahato. Ka hel cuntada lagama maarmaanka ah, caafimaadka, iyo korriinka ilmaha gudaha beeshaada si aad u taageerto qoyskaaga.

The Help Me Grow Washington Experience

Our friendly and knowledgeable Family Resource Navigators are here to support you in understanding and applying for a variety of food, health, and child development resources in Washington state. They will listen to your family’s needs and help you find the best support for your family.